Menu

Daawo:- Golaha Deganka Khaatumo Ee Magaalada Buuhoodle Oo Olole Nadafadeed Oo Baladhan Qaday (Daawo Muqal Koban)

Buuhoodle(Allssc): Waxaa Magalada Buuhoodle ee Gobolka cayn ka bilabmay Olole Caafimaad oo lagu nadiifinayo waxyabaha fidin karo Cudurka Shuban Biyoodka ayna ka mid yihiin Faleebooyinka iyo qalabka lagu dawaynayay dadka uu hayo cudurku.

Golaha Deganka ayaa malmihii ugud anbaysay aad ugu hawlanaa dhinaca Nadaafada iyo Caawinta dadka uu hayo Cudurka iyo Wacyi galinta.

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State