Menu

Daawo:- Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof Galaydh Iyo Labada Golle Ee Mamulka Khatumo Oo Kulan La Qaatay Wafdigii Ka Socday 8 Dal Ee Manta Gadhay Buuhoodle (Daawo Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc): Kadib Markii Wafdi Ka Socda Dalalka Turkey, UAE, Oman,Saudi Arabia iyo Malaysia ay so ogaadheen Magalada Buhoodle waxaa si weyn usoo dhwoeeyay shacabka Reer Khaatumo iyaga oo kulan weyn l aqaatay Madaxweynaha MAamulka Khaatumo State Prof galaydh iyo Madaxda kale.

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State