Menu

Daawo:- Hay’ado Ka Kala Socday Dalalka Sacuudiga – Kuwair – Qatar – Oman – Turkey Iyo Malaysia Oo KA Dagay Magalada Buuhoodle (Daawo Muuqaalo)

Buuhodle(Allssc):Madaxweynaha  khaatumo waxaa uu in mudo ah dagaal dheer ugu jiray sidii deegaanka khaatumo looga qaadilaha cuno qabateenta saarneed mudo 26 sano ah taaso sababtay muran iyo dagaalo ay ku wada galen  maamulada khaatumo iyo snm.halka maamul Beeledka Garoowe si gaar ah u qoray deegaanka kuwo bila nabad ah.

Madaxweyne galaydh iyo maamulka snm oo is kaashanaya wadahadalo kala duwan oo ay ku kalen wadamada jaarka ah waxaa kamid ahaa qodobada ugu waaweyn in meesha laga saaro nabad galyo darada deegaanka si ay ugu dhiiradan hay addihu.

Waxaana haatan soo gaadhay deegaanka buuhoodle  oo an hore wax hay adi u caga dhigan jirin kana soo degay maanta hay addo ka kala socda wadamada,Saudi Arabia ,AUE,Qater,Kuwait,Cuman,Malaysiya iyo Turkey. Weftigu waxaa ay shir kula qaaten qasriga madaxtooyada buuhoodle khaatumo madaxweynaha oo hore baaq ugu diray sidoo kalena waxaa madaarka ku soodhaweeyay golaha wasiirada golaha barlamanka khaatumo Isku soowada duubo balse intii wadahadalku socday waxa jiray kooxo shufto ah oo damacoodu ahaa in ay kala diran wadahadalka si ay u fashiliyaan gulahan madaxa banaan ee maanta deegaanka ka muuqda kuwaaso u badnaa maamulka taagta daran ee pl.