Menu

Deg Deg: Roob Si Weyn U Biyo Dhigay Oo Hada Ka Da’aya Magaalada Buuhoodle

Buuhoodle(Allssc): Waxaa magalada Buuhoodle Galabnimada maanta ka curtay Roob aad u xoog badan. Roobkan oo biyo dhig fician sameeyay dadka degankana aad ugu qabowsadeen ayaa wakhtigan ka da’aya magaalada Buuhoodle.

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State