Menu

Daawo:- Waalidkii Dhalay Dhalinyaradii Sucuudigu Ku Duqeeyay Bada U Dhaxaysa Yamen Iyo Somalia Oo Saxaafada Laascaanood Kula Hadlay (Daawo Maqal Muqal)

Laascaanood(Allssc):Waalidkii dhalay Dhalinyaradii diyaaradaha sacuudiga ay ku duqeeyeen bada yaman. Waalidka ayaa sheegay in caruurtooda ay ka tahriibeen gudaha magaalada laascaanood ogaal la aantooda.

 

 

Halkan Ka Daawo Waalidiinta Dadkii Diyaradaha Sacuudiga Ku Duqeeyeen Doonta Oo Saxafada La Hadlay

 

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State