Menu

Daawo:- Shir Jaraa’id Oo Jaaliyada Khaatumo Ee North America Oo Baaq Cod Dheer Ah U Diray Qara Ka Mida G11 – Dhinaca Kalana Taageeray Wadahadalda Mamulada Khatumo State Iyo Somaliland (Daawo Maqal Muqal Hor Dhac Ah)

Maplewood(Allssc): Jaaliyada Khaatumo ee Gobolka Minnesota oo ah Jaaliyada ugu balaadhan ee North America oo Taagertay Wadahadalada Maamulada Khaatumo State iyo Somaliland. Jaaliyada waxaa sidoo kale ay Fariin dheer u dirty Qaar ka mida G11 oo ugu baqeen in aysan wakhtigan u ordin sidii ay wax u yeeli lahaayeen Maamulkoda ay mudada dheer la shaqaynaynayeen.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Hor Dhac Ah Oo Aan Ka Helnay Shir Saxaafadeed Ay qabteen Gudiga Jaaliyada Minnesota

 

Halkan Ka Daawo Jaaliyada Khaatumo Ee North America Oo Cod Dheer U Dirtay Qaar Ka Mida G11 – Dhinaca Kalana Taageero U Diray Wadahadalada Khaatumo Iyo Somaliland

 

Allssc News Desk

Maplewood MN