Menu

Daawo:- Shacabka Reer Laascaanood Sidee U Arkaan Barlamanka Somaliland Oo Cod U Qaaday Wadahadalada Maamulada Khaatumo Iyo Somaliland (Daawo Maqal Muqal)

Laascaanood(Allssc): Shacabka reer Laascaanood ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Barlamanka Mamulka Somaliland oo cod aqlabiyada ku ansixiyay wadahadalada laba Mamaul ee Khaatumo State iyo Somaliland.

 

 

 

Halkan Ka Daawo Shacabka Reer Laascaanood Oo Ka Hadlay Wadahadalada Barlamanka Somaliland Oo Cod U Qaaday Wadahadalada Mamulada Khaatumo Iyo Somaliland

 

 

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State