Menu

Daawo:- Shacabka Reer Laascaanood Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Ay Ka Xunyihiin Beela Beelaynta Yaasiin Faratoon Iyo Kooxdiisa Ka Wadaan Magaalada Laascaanood (Daawo Maqal Muqal)

Laascaanood(Allssc):Shacabka Reer LAascaanood ayaa aad ugasoo horjeestay kulan shakhsiyaad uu ka mid yahay Yasin Faratoon ku qabteen gudaha magaalada laascaanood. Kooxdan oo kulankoda ku saabsanaa sidii Beelaha Dhulbahante ee walaalaha ah loo kala qayb qaybin lahaa la isagana hor keeni lahaaa.

Shacabka Reer Laascaanood ayaa aad ugasoo hor jeestay iyagoo wax laga xumaado ku tilmaamay in maanta deganka Khaatumo State oo ay ka jirto Colaado iyo Abaaro loogu daro dagaan hunguri doon oo shakhsiyaad wadaan uu ka mi dyahay Faratoon.

 

 

Halkan Ka Daawo Shacabka Magaalada Laascaanood Oo Iska Fogeeyay Yaasiin Faratoon Iyo Kooxdii Iska Hor Keenka BEelaha Dhulbahante

 

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State