Menu

Daawo:- Maamulka Khaatumo State Oo Soo Dhoweeyay Xukuumada Cusub Ee Dowlada Federalka Somalia (Daawo Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc):  Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Khaatumo Ahmed Xaaji Cali oo Warbaahinta Buuhoodle Kula Hadlay Ayaa sheegay in Wadahalkii Khaatumo iyo Maamulkaasi Somaliland aanu Wali Furmi Waxana uu sheegay in Ergadii Maamulka Khaatumo Ay Haatan ku sugan Yihiin Wadankaasi Jabuuti.

Wasiiirka Ayaana sheegay in Loo Baahan Yahay in Shacabka Khaatumo Ay Taageeraan Wadahadalkaasi oo Midho Dhal Wanaagsani Ka soo Bixi Doonaa Labada Shacab ee Khaatumo iyo Somaliland” Waxaana uu sheegay in Ergadii Khaatumo Haatan sugayaa Dhinaca Kale.

 

Halkan Ka Daawo Wasiirka Warfaafinta MAamulka Kahatumo Oo Ka Hadlay Xukumada Cusub Ee Dowlada Federalka Somalia

 

 

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State