Menu

Daawo:- Guddiga Gobolka Minnesota Iyo Guurtida Gobolkaas Oo Baaq Cod Dheer U Diray Qaar Ka Mida G11 Iyo Tageero Ay U Direen Xukumada Maamulka Khaatumo State (Daawo Maqal Muqal Dhamaystiran)

Maplewood(Allssc): Waxaa Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota shir saxaafadeed ku qabtay Gudiga Jaaliyada ee Gobolka Minnesota. Gudiga iyo Guurtida Gobolka Minnesota ayaa shir saxafadeedkodan kaga hadlay Taagero ay u direen Xukumada Mamaulka Khaatumo State sida ay u maamulayso Wadahadalada Khaatumo state iyo Somaliland.

Sidoo kale Gudiga Jaaliyada Khaatumo iyo Guurtida waxaa ay Baaq dheer u direen qaar ka mida G11 oo iyaga mudadii ugu danbaysay u  muuqday kuwo Bar Bar Cararaya Maamulkoda Khaatumo state.

 

 

Halkan Ka Daawo Gudiga Jaaliyada Khaatumo State Ee Gobolka Minnesota

 

 

Allssc News Desk

Maplewood MN