Menu

Daawo:- Cabdirisaq Ducaysano Oo Sheegay In Uusan Xilka Ka Qaadi Karin C/wali Gaas Sido KAlana Sheegay In Gaas Bahdilay Bulbul Camey (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc):Kadib markii C/wali Gaas oo sheegay in uu xilka ka qaday Madaxa la dagalanka Budhcad badeeda Cabdirisaq Ducaysane. Dhinaca kale Cabdirisaq Ducaysane ayaa sheegay in C/wali Gaas uu bahdilay Bulbul Camey oo lahaa shaqada hadii c/wali Gaas Dalka ka maqan yahay.

 

 

Halkan Ka Daawo Ducaysane Oo Sheegay In Uusan Xilka Ka Qaadi Karin C/wali Gaas

 

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia