Menu

Daawo:- Barlamanka Maamulka Somaliland Oo Cod U Qaaday Wadahadalada Maamulada Khaatumo State Iyo Somaliland (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa BArlamanka Maamulka Somaliland ay cod u qaadeen wadahadalada MAamulkooda uu kula jiro Maamulka Khaatumo State kaas oo Barlamanka Mamaulka Somaliland ku codeeyeen cod aqlabiyad ah.

Maha oo kaliya wadahadalada waxaa Maamulka Somaliland si dhab ah u qaatay kana qoshada waxa hore ay ugu yeedhi jireen gooni goosadka.

 

 

Halkan Ka Daawo Barlamanka Maamulka Somaliland Oo U Codeeyay Wadahadalada Khaatumo Iyo Somaliland

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia