Menu

Daawo:- 2 Nin Oo Lagu qabtay Iyaga Oo Qalanaya Neef Bakhtiyay Gudaha Magaalada Hargaysa – Xalada Baahi Oo Meel Xun Maraysa Magalada Hargaysa (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Gudaha magaaladan Hargaysa lagu qabtay  2 Nin oo qalanayay  Neef Lo’ah oo bakhtiyay mudo ka hor. Labadan Nin ayaa neefkan bakhtiga ah qaarka hore ka saaray haraga Qudhmay waxana la sheegayaa in rabeen in ay reerahoda u geeyaan oo dhimasho qarka u saran halka warar kale sheegayaan in ay rabeen in ay suuqa ka iibiyaan.

 

 

Halkan Ka Daawo Niman Qalanayay Neef Bakhtiyay Oo Lagu Qabtay Hargaysa

 

Allssc NEws Desk

Hargaysa Somalia