Ogaysiis Dhamaan Jaaliyada Reer Khaatumo Ee Gobolka Minnesota – Xuska Sanadguuradii 5aad Ee Maamulka Khaatumo State (Daawo Yaa Kasoo Qayb Galaya Xuska)

Minneapolis(Allssc): Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan MN. Gaar ahaana Shacabka Reer Khaatumo waxaa lagu wargelinayaa inay kasoo qaybgalaan xaflada maamuuska sanadguuradii 5aad ee aasaaskii Khaatumo State.
Xaflada waxaan lagu qaban doonaa Safari Banquet Hall oo kayaala:

3010 4th Ave South, Miineapolis MN 55408

Maalinta Jimcaha 1/6/17
Waqtiga: 7:00 fiidnimo ilaa 3:00 Subaxnimo

Xaflada waxaan wacdaro ka dhigi doona fanaanadii caanka ahayd ee Hani UK oo la dhigayaan:

Cabdicasiis Iskalasji
Sahra Cumar Dhuule
Geedi
Mahad Indhodeero iyo weliba Sahruja.

Fanaaniintu waxay idiinku soo talo galeen heeso aad u farbadan oo ay kujiraan kuwo cusub.

Dhalinyarada Khaatumo waxaan leenahay waa habeenkiinii.

Dress up your blue and white and show your support.

See you all on Friday!

Like!
1
  • Like!
    1

Comments:

Comments are closed.