Dooni Siday 600 Oo Neef Oo si Qarsoodi Ah La Rabay In Loo Galiyo Dalka Sacuudiga Oo Ku Dagtay Xeebaha Dalka Cuman

Hargaysa(Allssc): Dooni siday Xoolo u badan Dibi lagana raray dekeda magaalada berbera ayaa la sheegayaa in ay ku dagtay xeebaha dalkaas Cumaan.

Doontan aya alaga raray Sadex maalmood ka hor magaalada Berbera iyadoo Dibidan la sheegay in la rabay in si qarsoodi ah loo galiyo Dalka Sacudiga iyada oo l amarinayo Dalka Cuamaan.

Doontan ayaa ahayd in ay ku xidhato Dekeda Salala kadibna Dibidan lagu wareejiyo dooni kale taas oo xoolahan u qaadi lahayd dalkaasi sacuudiga.

Alslsc News Desk

Hargaysa Somalia

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.