DegDeg Jawaarigii Hore Ubaabi’iyey Baarlamaanka oo Hadana Soo Noqdey

Muqdisho (Allssc.com).

Baarlamaanka muqdisho ee qooto qooto dadban ayaa goordhoweyd doortey Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo hore u ahaa gudoomiye baarlamaan 4-tii sano ee ugu dambeysey. Arintaas oo muujinaysa inuu soo noqdey baarlamaan laaluush qaate ah oo fadhiida oo aan marnaba aan laga rajeyney inuu umada baaba’san uu wax u qabto ama uu la xisaabtamo tuugada madaxtooyada soomaaliya fadhida.

Jawaari ayaa codka ku helay aqlabiyad dhan 141 cod.

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.