Daawo:- Waxaa Xiligan Magaalada Minneapolis Toos Uga Socota Xuska Sanad Guuradii 5naad Ee Kasoo wareegtay Aas Aaskii Maamul Goboleedka Khaatumo State (Daawo sawiro)

Minneapolis(Allssc):Waxaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota si toosa uga socota Xuska sanad Guuradii 5naad ee kaso owareegtay Aas Aaski Khaatumo State. xuskan oo ay kasoo qayb galeen Boqolaal qof ayaa wakhtigan si Live ah loga daawanayaa Tv Somaliyeed iyo Shabakadaha Wararka Somaliyeed iyo Boga Facebook yada ee Allssc Media.

Goordhow Allssc Media Kala Soco Sawiro Iyo Video

  Wakhtigan Magaalada Minneapoli Toos Uga Socota

 

 

 

 

Allssc News Desk

Minneapolis

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.