Daawo:- Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Masar Oo Diiday Inuu Gacan Qaado Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti (Daawo Maqal Muqal)

Karachi(Allssc): Kadib markii Dowlada Dalka Jabuuti yo ta Masar ay kala saxiixdeen Heshiisyo Calami ah ayaa Wasiirka arrimaha Dibada Dalka Masar uu diiday kana jeestay in uu Gacan qaado wasiirka Arrimaha Dibada. Wasirka Arrimaha Dibada Dalka Msar ayaa iska kacay wakhti Madaxweynihiisa uu u tilmaamayo in uu Gacan Qaado Dhigiisa Dalka Jabuuti.

 

Haalkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Diiday Inuu Gacan Qaado Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti

 

 

Abdifatah

Karachi Pak

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.