Daawo:- Maamulka Khaatumo State Oo Booyado Biyo Ah U Kala Diray Deegaanka Khaatumo Iyo Koonfurta G-Sool Oo Sidoo Kale La Gaadhsiiyay (Daawo Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc):Yadoo ay Sii adkaanayso xaalada abaarta kajirta guud ahaan dhulka soomaliyeed gaar ahaana deganada khaatumo ayaa xukuumada suuban ee maamulka khaatumo waxay biyo gaadhsiiyeen dadka ay saameysay abaartu ee kunool kuunfurta gobolka sool waxaana deganada biyaha laga qaybiyey kamida

Kalabaydh ,xidhxidh.dhumay .Dabotaag . Salax. Toga gubadguun Waxaana deeqdan biyaha dadkii lagaadhsiiyey ayaa umahad celiyey maamulkooda khaatumo waxayna baaq udireen dadka bixiya deeqaha caalamiga ah oo ay sheegeen in maamulkooda loosoo mariyo wixii lasiinayo madama ay sidii loogu talagalay ay usoogaadh siinayaa

 

 

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.