Daawo:- Maamul Si Dhaba Ugu Gurmanaya Dadkiisa Abaaruhu Hayaan Khaatumo State Ayaa Ka Jirta (Daawo Sawiro + Maqal Muqaal)

Buuhoodle(Allssc):Dawlada khaatumo ayaa wefti balaadhan oo kamid ah gudiga abaaraha khaatumo u soo dirtay bariga gobolka cayn gaar ahaan deegaanada Dhalaamecune banyaal geed dheer balidhahac kuwaaso la gaadhsiiyay deeq biyo ah dawladu ugu talo gashay.

Deeqa xasan Raan & xasan Cismaan raambe oo kamid ah gudiga dawlada usoo dirtay deegaankaasi ayaa ka hadlay siday u gaadhsiiyen deeqdaasi dadka baahan.

 

Dhinaca kale waxaa ka hadlay goobtaasi dadka la gadhsiiyay biyaha kana mahad celiyay gurmadka dawladu u samaysay.

 

Ugu danbayn dadka ku sugan deegaanka kaamamka Baliyo samatar iyo cankalaadlaad ayaa dawlada ka codsaday in ay soo eegto dhulkaasi oo baahi xoog leh taal sheegayna in dawladu ilowday.

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.