Daawo:- Caruur Somaliyeed Oo La Tahriibinayay Oo Lagu Qabtay Dalka Sudan (Daawo Maqal Muqal)

Nairobi(Allssc): Ciidamada Dalka sudan ayaa Qabtay Caruur tiro badan oo Somaliyeed kuwaas oo ay wateen kooxo Tahriibiyayaal ah. Boqol Caruur ah oo da’doodu aad u yartahay ayaa ciidamada Sudan qabteen kwuaas oo ku safrayay Saxaraha u dhexeeya Sudan iyo Libya.

 

Halkan KA Daawo Tahriibayaal Somaliyeed Oo Lagu Qabtay Dalka Sudan

 

 

Allssc News Desk

Nairobi Kenya

Like!
0
  • Like!
    0
shaxda buhodle - shaxda buhodle
shaxda buhodle has written 2447 awesome articles.

Comments:

Comments are closed.