Daawo:- Barnaamij Dheer Oo Laga Sameeyay Ninkii Somaliyeed Ee Xaaskiisa Ku Dilay Koonfur Afrika Isaguna Is-dilay (Daawo Maqal Muqal)

Nairobi(Allssc):Waxaa dhawaan magaalada Pretoria ee Caasimada dalka South Africa ka dhacday dhacdo argagax badan ku beertay Soomaalida kunool magaaladaasi kadib markii nin Soomaali ah uu halkaasi ku dilay xasakiisii horey kadibna isagoo madaxa iska toogtay.

Dhacdadan naxtinta leh ayaa la sheegay in ay salka ku heysay arimo la xariira maseyr ama hinaase, waxa ayna noqotay dhacdadan mid si weyn u gaartay guud ahaan dalka Koonfur AFrika iyo meel kasto oo ay Soomaali joogto.

 

 

Halkan Ka Daawo Dhacdadii Naxdinta Lahayd Ee Ka Dhacday Dalka South Africa

 

 

Allssc News Desk

Nairobi Kenya

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.