Xafladii Sanadguuradii 5aad ee Khaatumo oo Ka dhici Doonta Minneapolis MN Jimcaha 1/6/17

Allssc (Minneapolis) Gudiga Khaatumo ee MN waxay dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana , shacabka Khaatumo ogaysiinayaan, in dhowaan la qaban doono xafladii maamuuska assasskii maamulka Khaatumo State.

Xuskan oo sanad walba lagu qabto daafaha dunida iyo deegaanada Khaatumo State. Waxaa sanadka cusub lagu qaban doonaa xuska asaaska Khaatumo magaalooyinka mataanaha ah. Waxaana sanadkan reer MN ay nasiib u heleen inay xaflada ka tumi doonto fanaanadii caaanka ahayd ee Hani UK oo ay la dhigayaan fanaaniin reer MN ah.

Xaflada macluumaadkeedu waa sidan hoos ku xusan:
Maalinta: Jimcaha
Taariikhta: January 6, 2017
Meesha: Safari Banquet Hall
Ciwaanka/Adaresska : 3010 4th Ave S, 55408 Minneapolis, United States

Qiimaha: $30 casho la socoto, $20 casho la’aan.

Halkan ka daawo heeso hore oo Hani UK u qaaday Khaatumo:

Allssc News Desk

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.