Deg Deg:- Dr. Cabdirashid Macalin Farax Oo Ka Mida Ergadii Khaatumo State U Matalaysay Wadahadalada Khatumo Iyo Somaliland Oo Kulan La Qaadanaya Jaaliyada Reer Khaatumo Ee Magaalada Minneapolis Sabtida 31 Dec 2016

London(Allssc): Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Reer Khaatumo State ee Gobolka Minnesota Khasatan Magaalooyinka Minneapolis/ St Paul  Iyo Nawaaxigooda in uu jiro kulan ay isugu imanayaan Jaaliyada Reer Khaatumo uuna ku casuman yahay Dr. Cabdirashid Macalin Faarax oo ka mida G11 sidoo kalana ah Ergadii matalaysay Khaatumo State ee uga qayb gashay Wadahadalda Khaatumo State iyo Somaliland. Dr. Cabdirashiid Macalin Faarax ayaa warbixin siin doona Jaaliyada.

 

Goobta: 3015 Cedar Ave S Minneapolis MN 55407

Saacada: Shanta Galabnimo 5PM

Taariikhda: Waa Sabti  31 December 2016

 

 

Allssc News Desk

London UK

 

Like!
1
  • Like!
    1

Comments:

Comments are closed.