Daawo:- Maxay Bahal Higlo Madaxyada U Foorarsheen – Maka Waji Gabaxbaa Mise Baahidooda Danbe Meesha Ay Ka Baryi Lahaayeen Ayay Sii Jeex Jeexayaan (Daawo Sawiro + Maqal Muqal)

Buuhoodle(Allssc): Waxaa maanta shacabka reer Khaatumo aad ugu qosleen kooxda loo yaqaan Bahal Higlo kuwaas oo ku bahoobay iskashina ku noqday sidii ay Baahidooda Shakhsiyadeed ugu baryo tagi lahayaeen.

Kooxdan oo ku caan baxday magacyo badana ku leh sida , Siigo Kama Kicin, Xamaro Ciniq, Cayni Eeday iyo magacyo tiro badan  oo Shacabka reer Khaatumo aysan jeclayn.

Kooxdan oo dhowaan shirar ay qarinayeen gudaha Laascaanood kula lahaa Hoosgalada SNM iyo Horjogayasha Jabhada SNM ayaa wakhtigan waxaa ay saxafada lasoo hor fadhiisteen iyaga oo wajiyadooda qarsanaya in ay diideen Somaliland.

Shacabka Reer Khaatumo ayaa is waydiinaya waxa Kooxda Bahal Higlo kulmiya marka Reer Khaatumo ay isku dayaan talaabooyin Siyaasadeed ama mid Ciidan.

 

 

 

 

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.