Daawo:- Gudoomiyihii Naafada Jabhada SNM Iyo Xubno Uu Hogaaminayo Oo Muqdisho Ka Dagay Iyo Jabhada SNM Oo Airportka Hargaysa Maleeshiyo Ku Daadisay Qab qabta Kuwa Raba In ay Muqdisho U Baxsadaan (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Dhowaan magaalada Muqdisho ka dagay Gudoomiyihii Ururka Naafada Jabahda SNM iyo Xubno kale oo la socda kuwaas oo sheegay in ay sii wadi kari waayeen Caadifada Gooni Goosadka ayna go’aa sadeen in ay  Qaranimada Somalia Muqadas tahay.Sidoo kale waxaa Xafiiska Naafada Somaliyeed laga furay gudaha magaalada Hargaysa.

 

Iskusoo wada duuboo waxaa mudadii ugu danbaysay si xawli ah u sii kordhayay baxsadka Horjogayaasha Jabhada SNM ee u cararay Qaranimada Somaliya iyaga oo quus kasoo istaagay Caadifada Gooni Goosadka.

Halkan Ka Daawo Naafada Kale Oo Cadaynaya In Hogaankoodii Iyo Xubno La Socda Muqdisho U Baxeen

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.