Dhagayso:- Culumadii Ka Hadashay Fisqiga Ka Socda Guriga Cabdiwali Gaas Iyo Qaadka Boosaaso Lagusoo Qubay Oo Xadhig Loogu Hanjabay (Dhagayso)

Garoowe(Allssc): Taliyayaasha Maleeshiyo beeleedka Cabdiwali Gaas ayaa Hanjabaad u diray Culumada Boosaaso iyaga oo ku eedeeyay in ay ka hadleen Fisqiga iyo Tumashada ka socota Guriga Cabdiwali Gaas. Sido okale Culumada ayaa looga digay in ay ka leexdan kana hadlin Qaadka oo mudadii ugu danbaysya dalka qaybo ka mida laga mamnuucay.

 

Halkan Ka Daawo Culumada Boosaaso Oo cabdiwali Gaas Xadhig Ugu Hanjabay

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.