Daawo:- Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Magaalada Minneapolis Oo sababay Dhimashada Gabadh Somaliyeed Iyo Dhaawaca 2 Ruux Oo Kale (Daawo Maqal Muqal Naxdin Leh)

Maplewood(Allssc): Waxaa galabnimadii Talaadada shil gadhi ku geeriyooday Gabadh somaliyeed halka laba kale oo iyaguna Somali ah ay dhawac culus kasoo gaadheen. Shilkan ayaa dhacay kadib marki ilaba wiil oo Somaliyeed ay ku dhaceen gadhiga Gabadha Somaliyeed oo iyadu markaas la sheegay in ay u dhimatay dhawacii kasoo gaadhay shilkaas.

 

Halkan Ka Daawo Shil Gaadhi Oo Sababay Nafta Gabadh somaliyeed 2 Kalana Dhawac Culus Kasoo Gaadheen

 

Allssc News Desk

Maplewood MN

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.