Daawo 90 Jir Ku Dhashay Deegaanka 6 Goobood Ee Beesha SNM Damacday Ee Awdal Oo Ka Sheekeeyay Deegaankaasi Soona Bandhigay Taariikh Waadixa – VIDEO

Odey Mideeye Cilmi Geedi Oo Ku Dhashay Lixda Goobood Ee Gobolka Awdal Ka Tirsan Oo Ka Waramaya Waxa Uu Ka Ogyahay Degaanadaas.

.” 88 Jir baan Ahay Waxan Ku Dhashay Deegaanka Dhamasha Waligay Sacad-muuse kuma Arag 6da goobood,Dawlad doon ma ahee Waa dhulboob”

HOOS KA DAAWO

 

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.