Daawo: Haweenka Iyo Dhalinyarada Reer Awdal Oo ku Goodiyay Inay Maamul Beeleedka Somaliland (SNM) Ka Go,ayo Gobolka Awdal Kuna Baaqay In La Taageero Maamulka Awdal State. (Video) …

awdal state

Booram (Allssc).Haweenka ka dhaqan magaalada boorama ayaa si adag uga hadlay kana dhiidhiyey dhulboobka beesha isaaq SNM ka wado degaanada gobolka Awdal Kuna Baaqay Goosasho si deg deg ahna la xoojiyo maamulka Awdal State Of Somalia si looga hortago SNM.

HOOS KA DAAWO

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Comments are closed.