Dr Cali Ciise Cabdi Gudiga Sare Ee Golaha Fulinta Khaatumo State Oo Waraysi Siiyay Warbaahinta Allssc (Dhagayso)
Addis Ababa(Allssc): Waxaa Warbaahinta Allssc u suura galay inay Fadhigooda ku booqato Qaar ka mida Gudiga Sare ee Golaha Fulinta Maamulka Khaatumo oo ay ka mid yihiin Dr. Cali Ciise Cabdi iyo Dr. Maxamed Buraale oo aanu wax ka waydiinay dhinacyo badan oo khuseeya Bulshada Reer Khaatumo iyo Umada Somaaliyeedba.
Halkan Hoose Ka Dhagayso Dr Cali Ciise Cabdi
Halkan Ka Daawo
Waxaa Goordhow Idiin Soo Gudbin Doonaa Waraysigii Dr Maxamed Buraale Goordhow Hadii Rabi Ogolaado
Nimco Xirsi Jamac Kaarshe (Nimco Dagan) Addis Ababa Ethiopia
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=54988













ha lays difaaco