Daawo Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Kismaayo Iyo R/wasaare Saacid Oo Booqdey Goobo Muhiim ah (Daawo Maqal Iyo Muuqaal).

saacid madoobeKismanyo(Allssc) R/wasaare Saacid ayaa maanta booqasho ku soo marey goobo muhiim ah uuna ku soo kala bixyey dekada Kismaayo iyo xerada ciidamada xooga dalka qeybta labaad ee magaalada Kismaayo

Hadaba riix halkan hoose oo daawo booqashada R/wasaare Saacid iyo waliba wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo.

Halkan Hoose Riix Si’aad U Daawato

http://allssc.com/57381-2/

Allssc@allssc.com

Like!
0
Mahamed London - MaxamedSSC
Mahamed has written 1723 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>