Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Caruuro Aabayashood ku Geeriyoodeen Dagaaladdii Xoraynta Dhulka Khatumo oo Ururka Daryeel uu Deeq Lacageed Gaadhsiiyey(Daawo Maqal Muuqaal).

Taleex(Allssc): Ururka Daryeel Dalka iyo Dadka Xafiiskiisa Degmadda Taleex ee caasimada Maamulka Khaatumo ayaa Deeqo lacageed gaadhsiiyey Caruuro agoomo ah oo ay Aabayaashood ku naf-waayeen Xoraynti iyo Difaaci dhulka khaatumo kuwaasi oo Goobaha ay ku nool yihiin lacagta loogu geeyey.
Deeganadda lacagta laga qaybiyey ayaa kala ahaa Duleedka Xudun ee aaga Xerta,Tuulada gorofley,Aaga Kaamka Qandhicile iyo gudaha taleex.
Masuuliyiinta Ururka Daryeel oo ay Horkacayeen Gudoomiyaha ururka Rooda Sh.Axmed Nuur iyo Afhayeenka Ururka Maxaemd C/laahi ayaa Bixinta Deeqdan loo soo wakiishay iyaguna waxa ay Goob Goob u Geeyeen Lacagahaasi.
Dhinaca Kale Waalidiinta Agoomaha ayaa si aad ah ugu Mahadnaqay Dhalinta ka socotey Daryeel iyo Sidoo kale dhamaan Cidii Lacagtan Soo dirtay.
Waxaa aan yaguna ka madhnayn oo lacagtani ay gaadhey Hooyooyin haysta caruur agoon ah oo ku kala nool taleex iyo laascaanod kuwaasi oo yana lagu gudoonsiiyey xafiiska daryeel ee taleex.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

 

Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex.

Short URL: http://allssc.com/?p=55944

Posted by on Mar 16 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Caruuro Aabayashood ku Geeriyoodeen Dagaaladdii Xoraynta Dhulka Khatumo oo Ururka Daryeel uu Deeq Lacageed Gaadhsiiyey(Daawo Maqal Muuqaal).”

  1. M.H.Buraleh

    Daryeel Allaah ha daryeelo,khyar,karaamo iyo cissina ha ku abaal mariyo. Waa hawl aad u mudan ku dayasho ,ammaan,bogaadin iyo ixtiraam.

Qormadaada

Photo Gallery