Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wacdiga Jimcaha: Ku Sugnaanshaha Diinta Alle (Dhegeysi wacan)

London (Allssc.com) 01/02/13

Wacdiga Jimcaha ee maanta oo jimce ah sidaad nooga barateen inaan idiin soo sahalo., maanta waxaanu idiin doorey wacdi aanu isnidhi dadku aad bey ugu baahanyihii n iney maqlaan dhegohoodu wax ku tirtirsiinaya kusugnaanshaha diinteena Alle inoogu nimceeyey ee Islaamka ah.

Wacdiga maanta ee jimcaha waxaa inoo soo jeedinaya sheekh Maxamuud shibile oo iimaam iyo khadiiba ka ah masjidka weyn ee Al hidaaya ee ku yaala caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

hadaba walaalayaal dhegeysi wacan.

Halkan ka Dhegeyso (MP3).

London

Allssc.com

alssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=52192

Posted by on Feb 1 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery