Tacsi: Golaha Dhaqanka Khaatumo Iyo Ugaaska Guud Ee Dhulbahante Koonfureed Oo Tacsi u Diray geeridii ku Timi Suldaan Cabdi Cali (Sankor)
Dhamaan golaaha dhaqan reer khaatumo iyo ugaaska guud ee beesha dhulbahante koonfureed ugaas guuyow baqow. (Paramount chief of Harti) iyo dhamaan howlwadenada warbaahinta codka shacabka allssc waxaan halkaan Tacsi Tiiraanyo leh uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday suldaan cabdi cali sankor kaasoo looqaadayo aaskiisa magaalada kismaayo waxaan uu ilaahay uga baryay in janadii fardowsa ka wraaabiyo samir iyo iimaana ka siiyo eheladiisa
aamiin aamiin aamiin
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=52309












