Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Sarkaalkii Dhaqaalaha u qaabilsanaa Alshababta Waqooyiga Somaliya oo lagu qabtay Hargaysa

Ciidamadda Police-ka ee magaalooyinka Burco iyo Hargaysa ayaa qabqabtay ku dhawaad 20 ka tirsan Alshabab kuwaas oo hawlo gaancsi iyo Macalino ku gabanayey waxaana dadka laga qabqabtay magaaloyinak Burco, Berbera iyo Hargaysa

Saraakiisha Alshabab ee la qabtay ayaa waxa ku jira Amiirka Alshabab walalkii Maxamed Ahmed Godane kaas oo dhinac dhaqaalaha u qaabilsan Alshababta Waqooyiga Soomaaliya sidoo kalena waxaa ka mid ah Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Somaliland kuwaas oo Alshabab ku jiray

waxaa buuq iyo is qabqabsi ka jiraa Sirdoonka Somaliland oo intooda badan la sheegay in ay gacansaar la lee yihiin Alshabab gaar ahaan Taliya ciidamdda Sirdoonka Hargaysa Muxsin Aw Cali oo  la sheegay in uu Koonfurta Soomaaliya yimi dhawr jeer lana kulmay Axmed Cabdi Gadone

Xaaladda nabadgalyo ee magaalooyinka Hargaysa, Burco iyo berber ayaa ka sii daraya tan iyo markii ay xaladda maamulkaas la wareegay Axmed Siilaanyo waxaana la filayaa in dhawaan Alshabab ay si toos ah uga soo ifbaxdo magaalooyinka ay iska galaan Sanaag iyo Togdheer ee dhaca dhinac Badda Cas

allssc@hotmail.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=52301

Posted by on Feb 2 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Sarkaalkii Dhaqaalaha u qaabilsanaa Alshababta Waqooyiga Somaliya oo lagu qabtay Hargaysa”

  1. kkkkkkkkk shaabka awlba waa la ogaa in ay gabaad ka dhiganayeen waqoyiga gaar ahaan hargeysa.berabera&burco marka dowlada sharafta lef Ee somalaiya waxaan ka codsaneynaa in ay sida ugu dhaqsaha badan ay ciidan ukenta goobahaas

  2. ANIGU YAABAY WAAR NIMANKA YAA U DIGA OO ISLAAMA GAALADII KALA DHINTE HADANA WAXAY ISKU JAFAYAAN QUDHAANJO KU JIRTA DHIIGOODA DHEXDIISA XAG WALBA SEEG BAY KU SOCDAAN.

Qormadaada

Photo Gallery