Safiirka Soomaaliya U fadhiya kenya Oo Tacsi U Diray Suldaan Cabdi Cali Sonkor(Daawo Muqaalka )

Safiirka dalka soomaaliya  u fadhiya kenya   mohamed  cali nur  americo ayaa  tacsi  u diray  qoyskii iyo  qaraabadii uu ka  geeriyooday suldaan  cabdi cali sankor kaasoo   looqaadayo aaskiisa  magaalada kismaayo waxaan uu ilaahay uga baryay in  janadii  fardowsa ka wraaabiyo samir iyo iimaana ka siiyo    eheladiisa.

 

HALKAN KA DAAWO  VIDEO-GA TACSIDA AH

naaji@allssc.com

Like!
0
cabdiwahab SSCkenya - SSCkenya
cabdiwahab has written 1287 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>