Dagaal La Isku Adeegsaday Hubka Cul Culus Oo Habeenkii Xalay Ku Dhexmaray Amison Iyo Al-shabaab Duleedka Magaalada Baladweyn (Daawo Maqal Muuqaal).
Baladweyne(Allssc): Waxaa Habeenimadii Xalay Dagaal Culus oo la isweydaarsaday ka dhacay duleedka Magaalada Baladweyn. Shacabka magaalada Baladweyn ayaa ku baraarugay Daryanka Madaafiicda iyo hubka cul culus. Dagaalka ayaa bilaabmay kadib markii kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fadhiisomo ay leeyihiin Ciidanka Amison iyo kuwa dowlada Federalka Somalia.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=52332












