Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

C/raxman Faroole Wada Hadal Baaa Noo Socda Jabahda SNM Waanuna Wada Go’aynaa (Daawo Maqal Muuqaal).

Garoowe(Allssc): Faroole ayaa kaga dhawaaqay Garoowe inay isbaahaysanayaan Maamulkisa Garoowe Iyo Maamulka Jabhada SNM, isla markaana ay wada go’ayaan, wuxuuna sheegay haatan dawladda Soomaaliyeed waxkasta dalka ka qabanayso ayagoo aan cidna la tashan.

C/raxman Faroole oo dhaliilay Dowlada Federalka Somalia, ayaa u muuqday nin aan fiyoowbeyn markuu hadalka jeediyey, wuxuu cadeeyey in ayaga iyo Jabhada SNM kooxda isku magacowda ”Somaliland” ay wada hadalo hoose indhawadyba u socdeeen.Faroole wuxuu tuurta ku sitey calamaadaha inta badan ay qaateen kooxda Siilanyo ee kulmiye , taasoo ah cagaar ayagoo ka cararaya midabka Blue ee qaranimada Soomaaliyeed lagu yaqaano.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=52193

Posted by on Feb 1 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery