Xafladdii sanad guurada 1aad ee khaatumo state oo siwey looga xusay xagardheer {daawo sawirada}

Xafladdii sanad guurada 1aad ee khaatumo state oo siwey looga xusay xagardheer Xaflad heer sare ah oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qayha kala duwan ee buslshada
Khaatumo iyo waliba marti sharaf kale ayaa waxaa lagu qabtay xeraqda xagardheer ee waqooyi bari Ee dalka Kenya.

Ugu horayn waxaa xaflada lagu furay ayadaha quranka kariimka iyo wacdiga cabsida ALLE Kadib waxaa codbaahiyaha lagu soo dhaweeyey oday c/qani khaliif farax oo ka warbixiyey Ujeedada xaflada iyo in loogu dabaal dagayo sanad guurada ka soo wareegtay markii dhidibada loo taga Maamulka Khaatumo .

sidoo kale waxaa xaflada hadalo qiiro galiyey ka soo jeediyey oday Xuseen muuse ciise oo Ka mid ah qurba jogta reer khatumo oo ka yimid cariga maraykanka iyo ismaaciil jamac carab oo ka yimid Austarelia iyo hooyo saado khaliif bare oo ah gudoomiyaha haweenka xagardheer ee khaatumo .

Sidoo kale waxaa hadaldheer ka jeediyey Axmed dheere oo ka mid ah odyaasha beesha warsangali oo Hanbalyo u diray maamulka khaatumo mamulka SNM u sheegay hadii ay ka bixi waayaan inay dagalku.

waxaan iyana meesha ka maqnayn warbaahinta caalamiga ah iyo tan khaatumo oo hurmuud ka ahaa wariyaha weyn ee c/wahaab maxamed cabdi weyne
Ahaanayn beesha siciid harti oo qudha ee at tol leeyihiin xafladan qiimaha badadan ee sanadguurda 1aad ayaa waxaa soo gunaanaday
Oday C/laahi xasan cali {Xagaafe}

Maxamud cabdi tuulo
Maxamud wadani
Waqooyi bariKenya
Maxamud_2009@hotmail.com

Daawo Sawirada Hoose2167

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>