Xaflad Lagu Xusayey Sanad Guurada Koowaad Ee Khaatumo State Oo Ka Dhacday Minneapolis, MN (Daawo Sawiro).

Allssc: Waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacday magaalada Minneapolis, ee gobolka MN USA, xaflad si aad u hee rsaraysa loo soo agaasimay oo loogu dabaaldegayey aasaaskii maamulka Khaatumo State Of Somalia. Xafladan oo ay kasoo qaybgaleen bulsha weynta Soomaaliyeed ee jecel midnimada Soomaaliaya ayaa waxaa lagu soo bandhigay heeso badan oo ka hadlayey taariikhda iyo midnimada Soomaaliyeed iyo kaalinta libaax ee shacabka Khaatumo State ku lahaayeen xoriyadii dhiiga badan loo huray iyo midawgii Soomaaliyeed.

Hadaba anagoo idiin balanqadayna inaanu idiin soo gudbino qaybo badan oo ka mida xaflada waxaad hoos ka daawataan qayb hor dhac u ah sawiradii xaflada.

Allssc News Desk Minneapolis

Allssc@allssc.com

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>