Wasiirka Aminiga Maamulka Khaatumo Oo Warbaahinta Allssc Uga Waramay Khasaarihii Ciidamada Khaatumo U Gaysteen Maleeshiayda SNM (Dhagayso).
Laascaanood(Allssc): Wasiirka Amniga Khaatumo State Col: Mohamed duale Abdi oo waraysi dhinacya badan taabanaya siiayay Warbaahinta Allssc. Wasiirka ayaa ka warbixiyay Dulaankii ay Habeen lasoo dhaafay Jabahda SNM kusoo khaaday Maamulka Khaatumo State kaas oo Maleeshiyada SNM si fool xun loogu jabiyay .
Sidoo kale Wasiirka ayaa ka warbixiyay Dhandadii Gabay Sabin ah oo aan qaan gaadhin loogu gaystay Deegaanka lafa wayne Falka Gabadha Sabiga ah loogu gaystay Lafaweyne ayaa ka danbeeyay Jabahda SNM kuwaas oo Kufsi iyo Dil fool xun u gaystay Gabadh Reer Khaatumo State midaas oo aad uga cadhaysiisay Bulsahda Reer Khaatumo guda iyo Dibadba waxa Busladha iyo Xoogaga Khaatumo State dhaar ku mareen in Jabhada SNM ayw ax badan Ficilkaas ka qoomameeyaan.
Halkan Hosoe Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
Ama Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=49726












