Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Waar’yaaa Waar Hadii Ingiriis Ina Diiday Aynu Midowga Soofiyeeti Iyo North Korea La Xidhano (Dhagayso Ra’yiga Dadkii 20 Sano La Khaldayay “Ila Qosol”)

Hargaysa(Allssc): Waxaa maanta Ra’yigooda saxaafda u gudbiyay Shacabka Hargaysa oo aad u niyad jabsanaa waxa ay dhaliilo iyo eedaymo dusha uga tuureen Hoyaanka Jabahda SNM oo ku tilmaameen mid caalamku dhabarka u jeediyay.

Sidoo kale shacabka oo aad rajo weyn uga qabay Dowlada Dalka Britian ayaa iyagu calool xumo ku tilmaamay ka bixista Dalka Britian uu kala baxay shacabkiisa, waxa ay Shacabka reer Hargaysa uga jawaabeen dareen Cadho iyo niyad jab kaga jawaabeen.

Shacabka ayaa soo jeediyay inay xidhiidh la yeeshaan Dalka Russia iyo North Korea, iyaga oo ku daray kuwo ay ku sheegeen kuwo maryo waa wayn wata oo ay ula jeedeen  Dalalka Carabka

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

Amina Waris Allssc Hargaysa somalia

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=52090

Posted by on Jan 31 2013. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Waar’yaaa Waar Hadii Ingiriis Ina Diiday Aynu Midowga Soofiyeeti Iyo North Korea La Xidhano (Dhagayso Ra’yiga Dadkii 20 Sano La Khaldayay “Ila Qosol”)”

  1. natah

    waxa la yiray nabar aad filaneyso naxdin ma laha reer hargeysa maanta ayey tagan tahay sheekadooda waa iska caadi dhibkan aan soo marnay ayaad mareysaan waa sidas

  2. iidoor waligoodba ha ooyeen, waa soomaali hal dal.

  3. Roda

    reer hargeysawo ingiriis maxuu idin ku diiday shalay sow taad laheyd tony balir anagaa dhalnay boqorada anagaa dhalnay ilaaha baa boqor ah waxey ogaaden in aad tahin argagixisadii ugu weyneed waxad la shaqeysaan AHMED GODAN IYO DHIG DHIIL ha idinka saarto

  4. Khaatumo #1

    Waxaan SNMta kula talinayaa 20 sano ka dib riyadii way beenoowday ee raqda lama dulfadhiyee si kale wax uu eega oo somalia way soo noqotaye yaan la idinka tagin oo dhankiina wagenka ka soo raaca intay wali taladu idiin sugan tahay.

    Waxaa jiri doonta maalin aydaan gorgortan badan lahayn oo tii Siyaad Bare baad ka sheegan jirteene midkaloo ka daran taa idinku soo maqan tahay.
    Talo seegu waa qawaaqib xumo, waxaa marag ma doonto ah in dunidu cududa isugu geysay soo noqoshada Jamhuuridda Soomaliya cidii ka hortimaadana cagta ay marin doonaan iyadoo waliba la adeegsan doono siyaasadaha loo adeegsado wadamada muslimka ah oo makii la kari waayaba lagu labelgareeyo axgagixiso. arintan oo hada bilaabatay Ingriiska oo idiinku dhawaana uu shaaciyay in nabad daro ay ka jirto alshabaab iyo alqaida awgeed amrayna inuu kala baxo dhorka qof ee ka jooga Hargeysa.

    Caqligu wuxuu cabirayaa in arintani tahay mid laiska kaashaday oo qaramada midoobay oo dhan ay heshiis ku yihiin. markaa reer SNMoow laba ayaa idin huran.

    1- Inaad raqda dul fadhidaan oo halkaa la idinku yimaado si khasab ahna la idiinku mideeyo somalia intii kale iayadoo khasaare laxaad lehna la idiin geystay.
    2- Iyo in idinkoo wanaag mudan danihiinana gartay soomaaliya dhinac kasoo raacdaan umadiinana aad wax la qeybsataan.

    Caruurtuba way garan laheyd labada talo mida toosan. idina ilaah ha idin garansiiyo.

Qormadaada

Photo Gallery