Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Shir Khadka Taleefanka Ah Oo Jaaliyada Qurba Joogta Khaatumo State Loogu Baaqayo Maalinta Sabtida 01/26/2013

Allssc(MN) Dhamaan Jaaliyada Khaatumo State meel ay joogaanaba waxaa loogu baaqayaa inay kasoo qayb galaan shir xasaasi ah oo jaaliyadahu yeealn doonaan, lagagana hadli doono arimo badan oo khuseeya danaha dadka iyo dalka Khaatumo State. Shirkan oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda Khaatumo State, Golaha Dhaqanka iyo Golaha fulintuba waxaad macluumaadka taleefanka kala xidhiidhtaan gudida Khaatumo ee gobolka ama wadanka aad ku nooshahay. Kasoo qaybgal wacan.

GUUL IYO GOBANIMO.

Maalinta: 01/26/13

Saacadaha

Lasanod: 7:00 PM
Minnesota 11:00 AM
London 5:00 PM
Stockholm 6:00 PM
Dubai 8:00 PM

Short URL: http://allssc.com/?p=51472

Posted by on Jan 24 2013. Filed under Jaaliyadda ssc, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery