Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ogaysiis:- Jaamacadda Umada Somaliyeed Ee Xarunteeda Magaalada Buuhoodle(SNUB)-Oo Is Diiwaan Galinteedu Socoto”Tubta Guushu Waa Aqoonta”.

Somali National University Of Buuhoodle(SNUB)

Wargalin

Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan bulshada ku dhaqan Gobolka Cayn iyo nawaaxigiisa gaar ahaan dadka baahida u qaba waxbarasho tayo sare leh oo caalami ah.

Waxaa lagu wargalinayaa in Jaamacadda Umada Somaliyeed ee xarunteedu tahay magaallada Buuhoodle in ay bilaabeyso Courses ku saleysan mihnado kala duwan oo leh shahaado xirfadeed oo aqoonsi dibadeed leh(Profissational Accreditation And Certification)

Waxaana dhigaya madooyinka aqoonyahano khibrad iyo waayo aragnimo dheeraad ah u leh.

Maadooyinka iyo Macalimiinta Oo Kala Ah Sidan:-

Courses And Instructors;

1. Accounting and finance Certificate” Diploma” Prof- Abdiqadir Duale.
2.Management Certificate”Diploma” Prof-Jama Ashur.
3.Business And Marketing Certificate”Diploma” Prof- Abdiqadir Duaale
4.International Relations Certificate”Diploma” Prof- I.M.Siad
5.IT Information Technology Certificate”Diploma” Tr. Abdirisaaq Yusuf
6.Journalism And Media Certificate” Diploma” Tr. Faysal Axmed Kaarshe
7.A.C.L Literacy And Numeracy Access Course By Prof- A/rahman & Prof-Haji

Hadaba waxaa mar labaad lagu adkaysanayaa qofkasta oo jecel waxbarashadda Ama la jecel , In mudo yar oo kooban ay diiwaan galintu socoto.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Buuhoodle G/Cayn.

Short URL: http://allssc.com/?p=51870

Posted by on Jan 28 2013. Filed under Khatumo2, taariikh, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery