Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Kulankii Gaarka Ahaa Ee Dhexmarey Madaxda;Maamulka Khaatumo State,Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Ceegaag Ee Gobolka Cayn.(Dhageysi Haboon)

Buuhoodle(Allssc)-War culus maxaad kala socotaa shirka gaarka ah ee ay wada galeen cheaf caaqil cawil caaqil cali abkor iyo siyaasiga wayn ee cabdi cali abokor {cabdi dheere} kulan xaasaasiya oo dhexmarey kana wada hadleen arimo badan casuumada ceegaaga loogu samaynayo madaxwaynaha.

Kulanka oo madaxwaynaha iyo labdan masuul oo ah rag caana siwayna looga yaqaano gobolka cayn ayaa waxaa ku dhexmarey madaxwaynaha degmada horufadhi waxaana uu kulankani u jeedadiisu ayahad sidii ay degmada ceegaag looga hirgalin lahaa maamulka khaatumo state of soomaaliya.

Looguna magacaabi lahaa dhamaan maamulkii degmada xaruntii ciidanka booliska ama saldhigii dhamaan laamihii cashuuraha dawlada hoose ee degmada ceegaag,waxaana uu madaxwaynuha labadan masuul u sheegen in ay u baahan yihiin laga hirgaliya maamulkii degmada sida degmooyinka kale looga hirgaliyey.

(Halkan Ka Dhageyso)

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
hiiradcali@hotmail.com
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=50155

Posted by on Jan 7 2013. Filed under Khatumo2, taariikh, Wararka, Waraysi, Wikileaks. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery