Deeq Lasoo gaadhsiiyey Yuusuf Barkhadle Maxamed Oo Ah Bukaan ku ahaa Buuhoodle (Sawirio+Video)
Buuhoodle(Allssc)-yuusuf barkhadle maxamaed oo ah sarkaal sare oo kasoo jeeda deegaanka sool sanaag iyo cayn ayaa bukaan jiif in mudo ahu yaalay magaalada buuhoodle una jiifa xanuun kasoo gaadhay .
gaadhi laqa libmay ama ladhacay isaga oo kujira hawlo shaqo ayaa waxaana dhaawac weyni kasoo gaadhay dhinaca dhabarka halkaasi oo ay xangulaha iyo neerfaha wax gaadheen taasoo ay kaliftay in xubnaha jidhka oo dhami ay lumaan kaantaaroolna ay weydo saxarada iyo kaadida intuba
((halakan Kadaawo Muuqaal Dhamaystiran))
bukaankan ayaa xaaladiisu ay aad uliidataa hada waxaana dhakhaatiirtii loo geeyey ay sheegeen in uu bukaan kani ubaahan yahay dhakhtar dalka dibadiisa ah xaaladiisana wax laga qaban karo rajo weyna laga qabo inuu cagihiisa markale dib ugu socdo .
waxaana xoolo looga ururiyey dadka reer guuraaga ah ee kudhaqan magaalada buuhoodle iyo nawaaxigeeda sidoo kale waxaa deeq hada soogaadhsiiyey qaarkamida qurbajoogta kunool dalalka dibada oo soo gaadhsiiyey deeq gaadhaysa3424 dollarka maraykanka ah
hadaba waxaa deeq hada soo gaadhsiiyey Elle khayr iyo xasanaad hakasiiyee Muxyadiin C/laahi GooxWaxaa uu soogaadhsiyey 800 oo dollar
Siciid Ducaale Qadiye 100 Dollar sidoo kale waxaa deeqo soogaadh ssiiyey gabdho codsaday inaan magac yadooda lashaacin
hadaba waxaa dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan umada kasoo jeeda Gobolada sool sanaag iyo cayn inay kasoo qaybqaataan sidii ay ugaqayb qaadan lahaayeen sidii yuusuf barkhadle loogu qaadi lahaa dhakhtar dalka dibadiisa ah 


Halkan hoose Kadaawo Video Dhamaystira
hadaba waxii faahfaahina ama aad wax ugo soo hagaajinayso kala soo xiriirsh cumar soodaani oo ah masuulka hawshan gacanta kuhaya kana mid ah culimo awdiinka uguwaaweyn G/cayn
tel sh cumar sodani 0025224497840 ama
C/raxmaan Kilwe Axmed 4491489
Short URL: http://allssc.com/?p=49963













