Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Dad Gaaraya 60 Ayaa Ku Dhintay Halka Dhaawacu Uu Kor U Dhaafay 250 Ruux Kadib Markii Ay Dad Isku Jiidheen Meel Lagusoo Dhowaynayay Sanadka Cusub Oo Ku Taal Dalka Ivory Coast (Daawo Maqal Muuqaal).

Abijan(Allssc): Ugu yaraan 60-qof ayaa ku geeriyootay shi ka dhacay dalka Ivory Coast kuwaasi oo u dabaal dagayay xuska sanadka cusub ee 2013ka.

Shilka ayaa ka dhacay Caasimada Ganacsiga ee Abijan sida ay soo warinayaan Warbaahinta dalkaasi.

Dhacdadan oo aan warar faah faahsan laga heyn ayaa waxa ay sacadiihii hore ee Maagata ka dhacdya goobta lagu Magacaabo Plateau oo Magaalada ka tirsan waxaana lagu qiyaasay dhawaca 200-ruux.

Intabadan dadka wax noqday ayaa u badan caruun. sidoo kale macada sida ay wax u dhaceen.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

 

Short URL: http://allssc.com/?p=49702

Posted by on Jan 1 2013. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery