Daawo Somalida Zambia Oo La Qab Qabanayo Iyo Kalacarar Ka Bilowday Xaafadaha Somalidu Ku Badan Tahay Ee Losaka (Daawo Maqal Muuqaal).
Losaka(Allssc): Somalida ku dhaqan Dalka Zambia ayaa waxaa soo wajahaya caqabado adag tan iyo intii Nin Somali ah uu Dalka Zambia ku dilay nin u dhashay Dalka Zambia.
Somalida dagan iyo kuwa ganacsiyada ku leh aya ahoe loogu gaystay dhibaatooyin Boob iyo Bililiqasi ah iyo waliba dhaawacyo. waxana hada Dowlada Zambia oo colays balaadhan uga imanaya shacabka ay qab qabteen Somalida ku dhaqan Dalka Zambia kuwaas oo inbadan ay yihiin bilaa sharci.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=50728













ooooooooooooooooh calool xumo waynaa maxa soomali haysata illahow adaa wayn ee naga soo gaadh oo sidan noo dhaan amiiiiiiiin