(Waah Waah Waxaasaa Hees Ah)Daawo Heesta Sanadka “Calanka Khaatumow Ha Dhicin” OO Ka Mid Ahayd Hesihii Laga Qaaday Xafladii Khaatumo Ee Mpls, MN


Allssc(MN) Waxaanu markale halkan idiinku soo gudbinaynaa heesta cusub ee lagu magacaabo “Calanka Kahaatumow Ha Dhicin” oo uu midhaheeda leeyahay abwaan Cabdisalam Cali Saleebaan Najax ayna si talantaali ah ugu luuqaynayanaan hobolada magaalada Minneapolis, MN. Heestan oo loo qiray inay tahay heesta sanadka ayaan idin leenahay nala daawada.

Like!
3
mnssc mnpls - mnssc
mnssc has written 566 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>